Diraasad Caafimaad oo Lagu Ogooday culeyska Maskaxd iyo daalka faraha badani Ilwago abuuraan,soona dadajiyaan Asaasaqa.

0

Diraasad laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa daaha ka fayday culeyska faraha badan ee maskaxda ku dhaca iyo daalka faraha badan lahi ay dadka waaweyn ku ridaan in ilawgu ku bato islamarkaana uu ku dhaco xanuunka asaasaqa .

Cilmibaadhayaa ka tarisan kuliyadda caafimadka Albart Anishtaayn ee jaamacadda Yashafa ayaa sheegay in wararka iyo walbahaarka iyo daalkuba ay yihiin waxayaabaha furasada u sameeya dadka waaweyn in ay wayaabaha caqliga dhow soo tuuro ay ku adkaato inuu inbadan ka fikiro soo xasuusashdooda .

Natiijooyinkan caafimaad ayaa yimi kadib markii 507 qof oo da`ahaan ka weyn 70 sanno kuwaaso ku nool magaalada Newyork ee dalka Maraykan ,waxaanu tijaaboyin lagu sameeyey dareenadooda maskaxeed iyo sida ay u ilaaliyaan taarikhda ay la kulmaan dhakhtarka iyo hawlaha maalin le ee ay u noolaayeen muddo 3 sanno iyo badh ah.

Natiijoyinka diraasadan ayey cilmibaadhayaashu soo bandhigeen shalay {Daraad} Axadii iyadoo ladu soo bandhigay meertadda “Xanuunadda Asaasaqa” – dhiig oo kaca iyo maskax-da oo culeys koro iyo qofkoo awoodi kari waaya inu kusoo noqnoqto xaaladani waxay mardanbe isku badalaan xanuunka asaasaq.

Waxaanay intaas ku dareen xeeldheerayaashu in culeyska shaqo ee maskaxeed la daweyn karo ,natiijada diraasaduna tilmaamtay dadkan waaweyn ka daweeynta daalkas ka imanya arrintaasi uu ka caawin doono xanuunka asaasaaqa oo ka soo raaga amaba ku dhacba .

Waxaan lagu soo afmeeray warbixintan oo uu soo saaray machadka xanuunada Nafsiga ah ee jamacada Kingis Kooldhan oo ku yala London waxaanay kaashanayeen midowga aduunka ee asaasaqa sannadkii tagay bishii September soo bandhigeen 22% kur u kac ku dhacay saddexdii sanno ee u danbeeyay kuwaaso dadka qabaa ay gaadheen 44 Malyuun 2050 la filaayo in dadka xanuuuku ku dhaco ay gaadhaan saddex lab oo ah 135 malyan oo qo taaso 16 malyan oo qof ay noqdaan yurubta bari .

 

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.