Dib U Milicso Waxqabadka Xukumadda Madaxweyne Biixi Sanadkii 1-aad

0

Xukumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa soo bandhigtay filim muuqaal ah oo lagu soo koobay waxyaabaha u qabsoomay sanadkii 1-aad. madaxweyne Biixi waxa talada dalka loo dhaariyay December, 13, 2017 xilligaas oo uu ku guulaystay doorashadii madaxtooyada.
Daawo Barmaamijka Waxqabadka Xukumadda

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.