Dib u Milicso Shalay iyo Maanta Mudane Cawil.

0

Siilaanyo Waa Saaxibkay Laakiin Waxaan Leeyahay Uma Qalantid Inaad Umadda Hogaamisid”Kulmiye Waxa Isku Urursaday Intii Cadhaysnayd ee Iyagu Colka Ahayd” Daawo AMB: Cawil Shalay Iyo Maanta
Wasiirkii Hore Maaliyadda oo Mustaqbalka Dalka Jamhuuriyadda Somaliland sii Saadaaliyay Tilmaamayna in Meel Dheer Somaliland laga Dooni doono.

Wasiirkii Hore Maaliyadda Jamhuuriyadda Somaliland Cahdigii Madaxweyne Rayaale Mudane Cawil Cali Ducaale oo Kumanaan Jamaahiirta Xisbigii Udub Beerta Xoriyadda Hargaysa Ku lahadlayay,ayaa ka Dayriiyay sida uu Dalku noqon doono,isaga oo shaqsi shaqsi isu dultaagay Qoorweynta Kulmiye iyo hadimooyin uu sheegay in ay dalka ka gaysteen.

Mudane Cawil oo isagu ahaa Ragga ugu Dhadhaw Rayaale Waxa si gaar ah Khudbadiisa ugu beegsanayaa Hogaamiyihii Xisbiga Kulmiye ee Wakhtigaas Haatanna ah Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Silaanyo),Korneyl Muuse Biixi Cabdi iyo Maxamed Xaashi Cilmi iyo guud ahaan Siyaasadda,Aragtida iyo Mabaadida uu ku dhisan Xisbiga Kulmiye oo Wakhtigaa iyagu hanaan qabaliya ku Olalaynayay.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.