Dhamme Oo Xorriyaddiisa Dib U Helay

0
Shan Sano oo Rahman ! Maxamed S. Dhamme

Maxamed Siddiiq Dhamme, oo ah guddoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga Waddani ayaa maanta xabsiga laga sii daayay, ka dib markii dhawaan ay maxkamadda gobolka Maroodijeex ee Hargeysa ku xukuntay 6 bilood oo xadhig ah.

Dhamme ayaa lagu haystay qoraal uu boggiisa Facebook ku faafiyay oo xukumaddu dhibsatau.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.