Dhalinyaro Faafisay Sawirro Bulshadu Ka Qaylisay Oo Markii U Horaysay Hadlay: Muuqaal

0

Hargeysa(Sayruuq) Dhawaan waxa baraha bulshada si weyn loogu mucaaraday dhalinyaro sawirro kala duwan ku faafiyay baraha Internet-ka kuwaas oo dad badan ku tilmaamay kuwo dhaqano kale soo waariday laakiin, ujeedada ay ka lahaayeen waxa markii u horeeyay ka hadlay isla dhalinyaradii sawirrada baahiyay.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.