Deni Oo Amniga Somaliland Ammaanay

0
Deni Oo Amniga Somaliland Ammaanay

Deni Oo Amniga Somaliland Ammaanay

Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni oo hadda Boosaaso ka hadlaya ayaa ‘DAL’ ku tilmaamay Somaliland.

“Dalal badan oo caalamka ah ayaa dadkooda ku yidhaahda Somaliland waad tagi kartaan laakiin Soomaaliya inteeda kale ha tagina, taasna waxaa u sabab ah in iyagu DALKOODA ka dhigeen mid nabad ah” Ayuu yidhi madaxweyne Deni.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.