DegDeg:Wasiirka Waxbrashadda Md Faarax Cilmi Geedoole Oo Is-Casiley

0

Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Waxbarashada Somaliland Md Faarax Cilmi Geedoole ayaa goor dhaweyd sheegaya in uu xilkii iska casilay si uu ugu madax banaanaado tartankiisa musharaxnimo ee madaxweyne ku-xigeenka waxa uu u mahadceliyey madaxweyne Siilaanyo iyo marwadiisa muddadii shanta sanno ahayd ee uu la soo shaqeeyey .

Waa Wasiirkii Sagaalaad ee Ilaa shalay maanta iska casila xilkii uu xukuumadda kulmiye ka hayey isago u tartamaya jagadda madaxweyne ku xigeenka somaliland ,wasiirkan ayaa hore uga soo shaqeeyay wasaaradaha waxbarshadda beeraha shantii sanno ee xukuumadda siilaanyo.

Halkan Hoose ka Daawo:-

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.