Degdeg: Xal Laga Gaadhay Arrinta Caarre

0
Degdeg: Xal Laga Gaadhay Arrinta Caarre

Degdeg: Xal Laga Gaadhay Arrinta Caarre

Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddida beelaha Garxajis ayaa is afgarad ka gaadhay arrinta jabhadda Kornayl Caarre ee fadhigeedu yahay buuraha gobolka Sanaag.

Madaxweyne Biixi ayaa cafis u fidiyay ciidamada ka tirsan jabhadda Caarre laakiin, waxa uu ku xidhay shuruud Cafiska Kornayl Caarre taas oo ah in kornaylku marka hore cafis soo waydiisto madaxweynaha.

Faahfaahinta Warkan la soco

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.