Degdeg: UCID Oo La Baxay Xubintiisa Komishanka

0
Degdeg: UCID Oo La Baxay Xubintiisa Komishanka

Degdeg: UCID Oo La Baxay Xubintiisa Komishanka
Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa guddida cusub ee Komishanka kala baxay xubintii ugu jirtay sida uu sheegay xildhibaan Abibakar Cabdiraxmaan Good oo ka tirsan Golaha Wakiillada “Xubintii Waddani uma iman Golaha, ninkii UCID isaga oo Golaha jooga ayay u yimaaddeen waana kaxaysteen iyaguna,” ayuu yidhi xildhibaanku.

Waxa kale oo uu sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo ka tirsana guddida Arrimaha Guduhu ku dooday in la waafajiyo sharciga xubnaha cusub laakiin, si degdeg ah loo soo saaray warqad guddida lagaga saaray Mudane Dhakool.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.