Degdeg: Shaqaaqo Ka Dhacday Ceelafweyn

0
Dhimashadii Ugu Naxdinta Badnayd Oo Shalay Ka Dhacday Deegaanka Ceel Afweyn Iyo Labadii Beeleed Ee Halkaasi Wada Deganaa Oo Markale Dhiig Badan Iskugu Fool Dhaqay.

Degdeg: Shaqaaqo Ka Dhacday Ceelafweyn

Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay laba kalena way ku dhaawacmeen kadib markii ciidamo beeleed hubaysani rasaas ku fureen dad ku sugnaa Kaalin Shidaal magaalada Ceel Afweyn.

Ma jirto tafaasiil ka soo baxday Dhacdadan laakiin waxay imanaysa iyada oo rajo fiican laga qabay in la soo afjaro jabhadda kornayl Caarre oo qayb ka ah ammaan darrada gobolka Sanaag.

Source: Suxufi Xasan Galaydh

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.