Degdeg: Kenya Oo War Cusub Soo Saartay

0
Degdeg: Kenya Oo War Cusub Soo Saartay

Degdeg: Kenya Oo War Cusub Soo Saartay
Dawladda Kenya ayaa sheegtay in aanay eryin safiirkii Soomaaliya una yeedhan safiirkeeda Muqdisho laakiin, ay tahay sababta ay ugu yeedhay safiirkeeda arrimo wada tashi sidoo kalena kan Soomaaliya u waydiisatay in uu dalkiisa ku noqdo si uu dawladdiisa ula tashado.

Waxa warkan sheegay Amb Macharia Kamau wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Kenya oo ah masuulka shalay eedaha culus u jeediyay Soomaaliya “Waxaanu kuwayaga(Diblamaasiyiintayada) ugu yeedhanay wadatashi, waxaanan kuwooda waydiisanay in ay wada tashi ugu laabtan dhinacooda si aanu arrintan ugu xallino macluumaad macquul ah oo xaqiiqa ah oo labada dhinacba ka yimaadda,” Sidaas ayuu ku sheegay boggiisa Twitter-ka.
“Waxaan Ku Kalsoonay In Khilaafku ku Dhammaanayo Is Afgarad,” Yuusuf Garaad

Faahfaahin Khilaafka Somalia Iyo Kenya

Source: The Star

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.