DegDeg: Dr Cabdi Aw-Daahir Oo Burco Ku Geeriyooday

0

Wasiirkii hore wasaaradda shaqadda iyo arrimaha bulshadda ayaa hadda la soo sheegay in ku geeriyooday magaaladda Burco ,Dr Cabdi Aw-Daahir ayaa warku sheegaya in uu wadnuhu istaagay isgo ku guda jira shaqo.
alla ha u naxriiste Dr waxa tacsi u diraya bahadda Sayruuqnews ,qoriskii qaraabadi iyo ehelkii iyo bulshadda somaliland oo dhamaantood ka baxay waxay alle uga baryeyaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.