Degdeg: Dagaal Ka Socda Gobolka Sanaag

0
Sanaag: Isku Dhac U Dhexeeya Caarre & Ciidanka Qaranka

Degdeg: Dagaal Ka Socda Sanaag

Dagaal Culus ayaa ka socda deegaanka Dhoob ee Gobolka Sanaag, gaar ahaan dhinaca Bari ee gobolkaas.
Dagaalkan ayaa u dhexeeya Jabhadda Caare iyo Ciidanka Somaliland ee fadhigiisu yahay deegaanka Yubbe.
Deegaanka dagaalku ka dhacay ayaa qiyaastii 45 KM bari ka xiga Ceerigaabo.

Weliba lama oga khasaaraha ka dhashay dagaalkan.

Source: Suxufi Saleban Xaashi

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.