Degdeg: Daawo Abwaan Hadraawi Oo Ka Hadlay Caafimaadkiisa

0
Poet and living legend, Hadraawi, at Hargeisa International Book Fair 2013, Somaliland. Photo by Kate Stanworth

Hargeysa(Sayruuq) Abwaanka caanka ah ee Maxamed Ibraahin Hadraawi ayaa sheegay in caafimaadkiisu fiican yahay kuna nool yahay xaalad caadi ah kadib markii la faafiyay in uu geeriyooday. lama oga cidda abuurtay beenta ah in uu geeriyooday Abwaanku laakiin, ehelkiisa iyo bulshada Somaliland ayaa arrintaasi ka cadhooday.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.