Degdeg: Cali Khaliif Magaalada Muqdisho Tagay

0
Degdeg: Cali Khaliif Magaalada Muqdisho Tagay

Degdeg: Cali Khaliif Magaalada Muqdisho Tagay

Prof Cali Khaliif Galaydh oo sanadihii u dambeeyay fadhigiisu ahaa caasimadda Somaliland ee Hargeysa ayaa hadda ku sii jeeda magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay in socdaal kedis ah ku tagayo magaalada Muqdisho isaga oo sii maraya magaalada Addis Ababa oo uu muddo kooban joogi doono.

Prof Cali Khaliif ayaa sheegay in aanu wali u fulin heshiiskii Somaliland iyo Khaatumo hore u dhex maray.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.