Deg Deg:Ciidanka RRU-da Oo Isku Gedaamay Hotel Hadhwanaag Oo Uu Ku Sugnaa Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro,Gudoomiyaha Boqolaal Dadweyne Ah Oo Socod Ku Tagay Maxkamadda Sare Iyo Taliye Fadal Oo Is-na Maxkamadda Galay

0

Hargaysa: (OWN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI iyo dadweyne hareero socda ayaa socod lug ah ka soo bilaamay hotel Hadhwanaaag ee badhtamaha Magaalada Hargeysa, iyaga oo socodkii ku tagay afaafka hore ee Maxkamada sare, halkaas oo ciidamada boolisku dadkii halkaas ku joojiyeen, waxaana gudaha maxkamada galay Guddoomiyaha iyo xubno xisbiga Waddani ka tirsan, ilaa hada way ku jiraan gudaha,waxaana soo galay taliyaha ciidanka Booliska oo wata ciidan aad u fara badan isla markaas waxay gudaha u galeen Maxkamada taliyihii iyo ciidankiisa gudaha maxkamada.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.