Deg Deg Xeerkii Hoosaadkii Xisbiga Waddani , Gudoomiye Nimada Cabdiqaadir Jirde Iyo Hogaamiye Xirsi Oo Cod Gacan Taag Ah Lagu Ansixiyey + (Sawiro).

0

Hargeysa (Sayruuq):- Xubnaha golaha dhexe ee fadhiya hoolka doorashadu ka socoto ayaa waxaa ay cod gacan taag ah u qaadeen xeer hoosaadka xisbga Wadani , gudoomiye nimada xildhibaan Cabdiqaadir Jirde iyo hogaamiye Xirsi Cali Xaaji Xassan

Dhamaan xubnahan golaha dhexe ayaa waxaa ay cod gacan taag ku meel mariyeen in Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde noqdo gudoomiyaha xisbiga Waddani , hogaamiyaha xisbigan uu noqdo Xirsi Cali Xaaji Xassan

Dhinca kae waxaa aa ay xubanaha golaha dhexe cod gacan taag ah ku meel mariyeen dhaamaan heshiisyadii uu xisbigu galay

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.