DEG DEG Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Axmed Cabdi Casood Oo Is-Casiley

0

Hargeysa(Sayruuq)-Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Cabdi Kaahin(Casood) Ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay jagadii wasiirnimo ee xukuumadda KULMIYE Waxaan sidaas u sheegay qaar ka mid ah warbaahinta .

Wasiirkan ayaa gudaha kaga jiray agaasimadda tartanka Koobka Gobaladda Somaliland oo wajigiisi hore soo dhamaaday ,waana wasiirkii 12 ee maalinti saddaxxaad iska casila xilka .

wixiii warar ee soo kordha kala soco www.sayruuq.com

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.