Deg Deg :- Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo La Doortey Iyo Codadka Ay Kala Heleen Labada Musharax

0

Deg Deg :- Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo La Doortey Iyo Codadka Ay Kala Heleen Labada Musharax
Hargeysa (Sayruuq):- Xubnaha golaha dhexe ee xsbig Waddani ayaa waxaa ay si rasmii u doorteen musharaxa madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani

Madasha hoolka waxaa fadhiyey 629 xubnood oo galaha dhexe ah

Amp.Maxamed Cali cabdi ayaa waxaa uu helay codad dhan 581

Axmed Muumin Seed ayaa waxaa uu helay codad dhan 44 Xubnood

Waxaa ka aamusay 4 Xubnood oo aan codadkooda la haynin

Waxaana xusid mudan in gudoomiye Ciro u Codeyey Musharaxa Axmed Muumin Seed

Sidaasna waxaa musharaxa Madaxweyne ku xigeen ee xisbiga Waddani ku noqdey Amp.Maxamed Cali Maxamed

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.