Deg Deg :- Mudaharaad Ka Socoda Magaalada Gabilay

0

Gabilay (Sayruuq)- Magaalada Gabilay ee xarunta Gobalka Gabilay ayaa waxaa hada ka socda mudaharaadyo ay dhigayaan qaar ka mid ah dadka ku nool magalaadaasi
<a href=”http://somalilandi.com/wp-content/uploads/2016/06/g1.png”><img src=”http://somalilandi.com/wp-content/uploads/2016/06/g1.png” alt=”g1″ width=”498″ height=”280″ class=”aligncenter size-full wp-image-3226″ /></a>
Mudaharaadkan ayaa ah mid ay shacbigu kaga soo hor jeedan xadhiga ay dawladaEthiopia  u geysatey Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahimoo telefishan HCTV uga soo warami jiray magaalada Gabilay isla markaan ciidamada Liyuu Booliska  Ethiopia ay ka xidhen magaalada Wajaale
<a href=”http://somalilandi.com/wp-content/uploads/2016/06/g1.png”><img src=”http://somalilandi.com/wp-content/uploads/2016/06/g1.png” alt=”g1″ width=”498″ height=”280″ class=”aligncenter size-full wp-image-3226″ /></a>
Dadkan mudaharaadka dhigaayey ayaa waxaa ay xukuumada Somaliland ugu baaqen in ay aintaasi talaabo cad ka qaadan isla markaana ninkaas wariyaha ah ee rer Somaliland ahna si deg deg ah xoriyadiisii loogu soo celiyo

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.