Deg Deg :Mudaharaaad Magaalada Berbera Ka Socda + (Sawiro)

0

Berbera (Sayruuq):- Magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil ayaa waxaa ay saaka ku waabariisatey mudaharaadyo ay dadka magaaladaasi kaga soo hor jeedan wareejinta dekada Berbera

m2

Jidadka waa weyn ee magaaladaasi ayaa waxaa lagu gubay taayiro iyada oo lagu jiro xili ay dabeylo xoogani ka dhacayaan magaalada Berbera isla markana ay fududahay in uu dabkaaasi wax yeelo u geysto magaalada qeybaheeda kale

m1

Ciidamada booliska iyo kuwa dab damiska ayaa waxaa ay wadaan sidii ay dabkaasi taayirada la gubay ay u bakhtiin lahayeen waxaana ay arintani ku soo beegsameysaa xilli ay ay magaalada Berbera ku sugan yahiin Injineero ay soo dirtey shirkada DP World kuwaas oo qiimeyn ku sameynaaya dekada Berbera

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.