DEG DEG :- ISBAHEYSIGII KULMIYE OO SI RASMI UGU BIIRAY XISBIGA WADDANI + (SAWIRO).

0

Isbaheysigii xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo mudooyinkii ugu danbeeyey ay wada hadalo u socdeen ayaa waxaa ay maanta si rasmi ah oo wada jir ah u shaaciyeen in ay mdioobeen .

1

Shir Jaraa’id oo labada dhinac ay si wada jir ah goor dhaweyd ugu qabteen magaalada Hargeysa ayaa sidaasi ay ku sheegeen balse saxaafada umey soo bandhin qodobada ay ku heshiiyeen waxaana ay xusen in qodobadaasi si faahfaahsan ugu soo bandhigi doonan xaflad maalinta Axda ah loo qaban doono .

Fiiro Gaar Ah :- Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.