Deg Deg :- Gudoomiye Ciro Oo Loo Doortey Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani + Tirada Codadka Uu Helay

0

Hargeysa (Sayruuq):- Xubanaha golaha dhexe ee xisbiga Waddani ayaa waxaa ay cod gacan taag ah ku meel mariyeen in musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Noqdo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro

Waxaa uu Helay oo u codeeyey 629 cod cid diiday ma jirto cid ka aamusteyna ma jirto

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.