Deg Deg: Ciidanka Boolisa oo Qabtay Nin Dil Ka Gaystay Dagmadda Gumar

0
https://www.sayruuq.com/deg-deg-ciidanka-boolisa-oo-qabtay-nin-dil-ka-gaystay-dagmadda-gumar/

Deg Deg: Ciidanka Boolisa oo Qabtay Nin Dil Ka Gaystay Dagmadda Gumar

Hargeysa(Sayruuq)-Ciidanka booliska ee magaalada Hargeysa ayaa galabta oo jimce ah gacanta ku soo dhigay nin laba todobaad ka hor dil u gaysta marxuum ku sugnaa degmada Gumar ee gobolka Hawd.

Cali Muuse Xassan oo ah ninka dilka gaystay ayaa laga soo qabtay Xaraf oo ku taala duleedka galbeed ee magaalada Hargeysa.

Sidaasi waxaa sayruuq u xaqiijiyey qaar ka mid ah waxgaradka iyo cuqaasha oo mudooyinkii u danbeeyey ku raad joogay.

Sayruuqnews

Hargeisa-Somaliland

sayruuqnews@gmail.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.