Deegaanka Xukuumadda Dumarka

0
Deegaanka Xukuumadda Dumarka

Deegaanka Xukuumadda Dumarka

Caadooyinka Bulshooyinka ayaa aad u kala duwan , dalka Shiinaha qabiilada lagu magacaabo Mosuo oo degan harada Lugu Lake ee koonfurta Shiinaha ayaa leh caado iyo dhaqan ay mudo dheer adeegsanayeen. Qabiiladan ayay gabadhu tahay tan arimaha oo dhan goysa. Gabadha ayaa looga danbeeyo arimaha siyaasadda, xukunka, sharciga iyo akhlaaqda bulshada. Ragga qabiiladan ayaan wax faro gelin ah ku lahayn arimhaasi.

Looma ogola raggu inay guryaha kula noolaadaan dumarka waxa keliya ee loo ogol yahay inay habeenkii soo booqdaan. Ragga ayaa ah kuwo la xaqiro iyadoo luqadda qabiiladan aanay ku jirin xataa kelmadda Aabo. Qabiiladan oo ka kooban 50 kun oo qof ayay gabadhu tahay tan keliya ee qoyska xukunka u haysa, hadii ay dhimato hooyada qoysku dhamaan xoolaha iyo maamulku wuxu ku wareegaa hablaha ay dhashay ragguna waxba kuma laha dhaxalka. Qabiiladan

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.