Dawladda Jabuuti Oo Ka Hadashay Doorashada Somaliland

0

Safiirka dalka Jabuuti u fadhiya Hargeysa ayaa ka hadlay habka ay u dhacday doorashada Somaliland waxaanu sheegay in bulshada iyo axsaabta Somaliland muujiyeen dimuqraadiyad iyo doorasho fiican.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.