Dambiga Loo Haysto Dhallinyaro Kabaha Isu Dhunkaday

0
Booliska Oo Qabtay 8 Ka Mid Ah Budhcada Loo Haysto Dilkii Saraakiisha

Dambiga Loo Haysto Dhallinyaro Kabaha Isu Dhunkaday

Booliska Somaliland ayaa gacanta ku dhigay wiilal dhallinyaro ah oo ku kacay fal ugub ku ah bulshada Somaliland kaas oo ah in ay isku jidh dilaan kabaha oo la isku dhunkado

Booliska ayaa sheegay in nimankaasi galeen fal dambiyeed culus oo ah, afduub, Caayidda Diinta iyo Illaahay, khalkhal galin ammaan, qabyaalad iyo baahinta muuqaallada aan fiicnayn ee ay iska duubeen.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.