Dalladda Sonyo Waxay Dayacday Kaalintii ay bulshadda Soomaliland Ugu Jirtay.

0

Waxaaan Salaan ku maamuusaa dhamaan dhalinyaradda soomaliland Dal iyo Dibad qurba jog iyo qaran joogba .

sonya
Salaan ka dib waxaaan dhalinyaradda la qabaa odhaahda aha in dalkii aanay jirin urur dhalinayaro oo metela dhalinyaradda soomalilnd meel kasta oo ay ka joogaan daafaha iyo dacaladda aduunka .
Dhalinyaradda soomalailnd waa aaayaha soomalilnd waa qaayaha soomalilnd iyo dhiiga soomalilnd .
Iyadda oo ay sidaa tahay hadana waxaad moodaa in manta aanay jirin urrur dhalinyaro oo si toosa u metela dhalinta dhalinyaradda soomalilnad meelkasta oo ay daafa joogaaan .
Dhalintu waxay ku qiimo badantahay in la ilaliyo in la xaqdhowro iyo in qorshe loo sameeyo.
Laakiin qorshe la,aantu waa ta manta haysata dhalinyaradeena wata manta ka muuqata dalkeena wata ka muuqata aayaaheena dhalinyarao.
Sidaa darted waxaaad mooda in manta ay dayacaad weyni ka muuqato dhalinteenii taasna waxaa u sabaab aha urrurka dhalinayaradda soomaliland lagu sheegay inaya metelaan anigu garan mayo waxay qabtaaan .
Weli ma arag urrurka sonyo oo bulshadda dhalinyaradda soomalailnd weli waxa u qabtay.
Sidaaa darted waxaan dhalinyaradda kula talinlahaa inay ka tashadaaan urrurkaa taagta daran ee sonyo lagu magacaabo.
Ururka soonyo ma aha urur metelikara dhalinyaradda soomaliland oo dhan.
Sida darted waxaan ohanlahaa ha laysugu yimaado shir lagaaga tashanayo ururka sonyo.
Mukhtaar Mahamed Jama X Diiriye (M.Nadaara)
063-4431347

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.