Dagaal gacan ka hadal Oo dhex maray wasiirka warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi

0

Dagaal gacan ka hadal Oo dhex maray wasiirka warfaafinta Somaliland iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradaasi .

Ciidamada amaanka ayaa lay sheegay inay la wareegan amniga wasaarada.

Mudooyinkii ugu danbeeyey waxaa uu khilaaf cakirani ka dhexeyey wasiirka warfaafinta iyo agaasimaha guud ee wasaaradaasi , taas oo sababtey in saxeex-yada qaar ka joojiyo agaasimaha isagoo badalkiisana ku qoray saxiixidda shiidalka Wasaaradda iyadoo lagu wareejiyay Wasiir ku Xigeenka wasaaradaasi.

Xigasho..IlaysNews…

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.