Dadweynaha reer Somaliland oo si balaadhan isugu soo baxay iyo Madaxweyaha oo Khudbad u Jeediyey

0

Hargyes(Sayruuq)Waxa Saaka Arooryadii hore Fagaarayaasha magaalada Hargeysa isugu soo baxay boqolaal dadweynaha reer Hargeysa ah ku waasi oo u dabaal dagayey xuska 18-ka May.

Dadweynaha ayaa arooryadii hore buux dhaafiyey jidadka iyoo is xasilooni ku dheehan tahay uga qayb qaadanayey xuska  sanad guurada 24ad ee 18 may, dad weynahaayaa khudbada Madaxweynaha kala socday sameeca sameecadu loogu tago galay oo ka baxaya agaarka madaxtooyada ilaa beerta xoriyada.

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyi ayaa sidoo kale Khudbad dheer u jeediyey Shacabka.

Dadweynaha reer Somaliland oo si balaadhan isugu soo baxay iyo Madaxweyaha oo Khudbad u Jeediyey

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.