Dabcasar Oo La Tarxiilay

0
Somalia: Dabcasar Oo Rasaas Oodda Lagaga Qaaday

Hargeysa(Sayruuq) Cabdiraxmaan Dabcasar oo si weyn looga yaqaano baraha bulshada ayaa laga mastaafurayay magaalada Hargeysa oo uu ku xidhna dhawr cisho. Ninkan ayaa boolisku xidhay kadib markii uu bartiisa Facebook ku faaqiday qaddiyadda Soomaaliweyn, islamarkaana aflagaado u gaystay Somaliland dawladnimadeeda.

Muuqaal toos ah oo uu bartiisa Facebook ku soo galay markii diyaaraddu kala duulaysay garoonka Hargeysa waxa uu ku sheegay in uu jecel yahay bulshada reer Hargeysa laakiin, waxa uu aflagaado u gaysanayay dawladda Somaliland iyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku andacoonaya in dhulka Somaliland ay ka taliso Itoobiya.

Sayruuqnews

Hargeysa-Somaliland

Contact@sayruuq.com

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.