Daawo Suldaanka Guud Somaliland cuqaal iyo waxgaradka Xaafadda Masalaha Oo Fariin U Diray xukuumada

0

Hargeisa(Sayruuq)- Odayaasha cuqaasha iyo waxgaradka Xaafadda Masalaha ayaa Maanta Fariin U Diray xukuumada kuwaaaso cabasho ka muujiyey dhul dan guud ahaa Ciidanka Miltariga Somaliland Seesteen ,waxaanay sheegeen inaanay uyeeleyn in danguud sifa fudud lagu cuno.
suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa isaguna tibaaxay in dhulka danta Guud la ilaaliyo oo garoomo dugsiyo iyo cusbitaalo loogu talgalay dhulkan.
halkan hoose ka daawo isago dhamaystiran.
???????????????????????????????

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.