DAAWO: Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Xisbiga KULMIYE.

0

Hargaysa(Sayruuq)-Xildhibaano tiro badan  oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa maanta si rasmi ah ugu soo biiray Xisbiga KULMIYE ,waxanay ka tirsanaayeen Xisbigii burburay ee UDUB,Xildhibaanadani ayaa sheegay inay si rasmi ah ugu biireen Xisbiga Kulmiye .

 

Halkani hoose ka daawo warkani :-

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.