Daawo: Xildhibaannada Guurtida Oo Gacanta Isula Tagay

0

Daawo: Xildhibaannada Guurtida Oo Gacanta Isula Tagay

Fadhigii Saaka Ee Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Waxa Gacan Ka Hadal Ku Dhex Maray Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) Iyo Xildhibaan Siciid Cabdilaahi Huruuse, Fadhigan Ayaa Waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Waxaana Mudanayaasha Loo Qaybiyay Xeerka Ismaamulka Gobolada Iyo Degmooyinka Oo Hore Golaha Wakiiladu U Soo Ansixiyeen

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.