Daawo: Xaalad Cakiran Oo Maalintii 4-aad Ka Taaggan Qudus

0

Qudus(Sayruuq) Bulshada Falastiiniyiinta ayaa maalintii afraad wada dibad baxyo ka dhan ah go’aanka Madaxweynaha Maraykanku magaalada Barakaysan ee Qudus ugu aqoonsaday caasimadda Yuhuudda. Falastiiniyiinta ayay isku dhacyo dhexmarayaan askarta Yuhuudda ee jooga dhulka la haysto ee Qudus.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.