Daawo Wasiirka Cukuse oo Booqday Abwaan Laabsaalax oo Qaliin lagu sameeyay Kana hadlay Abwaan Afgudhiye

0

Hargeysa(Sayruuq)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka Iyo Wacyigelinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Maanta ku booqday Cisbitaalka Gargaar Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax oo Qalliin lagu sameeyay, Halka uu Sidoo kalena Sheegay inay ka War hayaan Xaalada Caafimaad ee Abwaan Axmed Siciid Af gudhiye oo Mudooyinkii u danbeeyay ku Xanuunsanayay Magaalada Boorama

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.