Daawo: Wasiir Xaglotoosiye Oo Shaaciyay Hankiisa Somaliland

0

Hargeysa(Sayruuq) Wasiirkii hore ee caafimaadka Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa sheegay in uu leeyahay han uu madaxweyne iyo kuxigeen kaga noqdo Somaliland. waxa uu si kulul u cambaareeyay islamarkaana sheegay in aanay qaban warar soo  baxay oo ahaa in uu laba gaadhi la baxsanayay.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.