Daawo: Wasiir Sheegay In Samsam Cabdi Aadan Necbayd Wasiirrada Ciise

0

Cabdirisaaq Waaberi Rooble wasiirkii ciyaaraha xukumadda Siilaanyo ayaa markii uu wareejinayay xilka wasaaradda sheegay in wasiirkii maaliyadda Samsam Cabdi Aadan necbayd wasiirradii ka soo jeeday beesha Ciise ee wasaaradda ciyaaraha iskaga dambeeyay. Wasiirka hore oo arrintan hoosta ka xariiqayay waxa uu sheegay in aanay Samsam necbayn wasaaradda iyo hawlaheeda laakiin, ay necbayd wasiirrada lana gashay dagaal dhinaca dhaqaalaha ah oo aanay miisaaniyadda u sii dayn jirin.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.