Daawo: Wasiir Caddaani Oo Oohin Ku Sagootiyay Kursiga Wasiirnimo

0

Hargeysa(Sayruuq) Wasiirkii hore ee warfaafinta Cismaan Cabdillaahi Saxardiid ayaa maanta xilka wareejiyay isaga oo dhammaadka hadalkiisa kala dhaqaaqay masraxa oohin aan la garanayn sababteeda.

Wasiirka hore oo xilal badan u magacaabay hablaha wasaaradda waxa uu sheegay in gabadh walba ku bushaaraysato in ay xilalka qaranka ilaa heer Madaxweyne noqon karto.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.