DAAWO: Wasaaradda Macdanta Iyo Tamarta Somaliland Oo Iska Fogeysay Eedo Uga Yimi Gudida Daba Galka Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada

0

Hargeysa(Sayruuq)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland Md. Siciid Axmed Jibriil ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo ay u soo jeediyeen gudid ilaalinta iyo daba galka hantida qaran ee golaha Wakiilada.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.