Daawo :Warbixin Taabanaysa Xaaladda Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland

0

Burco(Sayruuq)- Abaar aad u ba`an ayaa ku dhuftay gobaldda bariga somaliland taas oo gaalftay kumaan kun oo xoolaha somalidu lafdhabrta u ah dhaqaalahooda ,gobaldda ay abaartan ku dhuftay ayaa laga dareemaya xaaluf iyo biyo iyo baad la`aan ,iyadoo qoyaysaskii ay ka leedeen xooluhuna ay miciin iyo naf la orod soo bideen magaalooyinka iyo tuulooyinka bariga somaliland .hadaba daawo warbixin nixidin badna oo tiiviga horn cable tv ka diyaaryey Xaaladda Abaaraha Gobolada Bariga Somaliland

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.