Daawo :- War Bixin Laga Diyaariyey Odey 137 Sanno Jir Ah Isla Markaana Guursadey 20 Dumar Ah Iyo Halka Uu Ku Nool Yahay

0

Hargeysa (Sayruuq):- Wariye Badri Koosaar oo ka hawl gala telefishanka Star Tv ayaa waxaa uu wareysi xiiso badan la yeeshay odey 137 sanno jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa isla markaana soo guursadey 20 dumar ah

 

Odeygan ayaa waxaa uu ka waramey wax yaabihii ugu layaabka badnaa ee soo maray intii uu nolaa iyo siyaabaha oo 20 dumarka ah u kala guursadey .

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.