Daawo: “Waagi Isticmaarki Waa La Yaqaana Intay Leekayd Majeerteeniya,Ha Ku Eekaadaan Iqliimkoga Yar Ee Kooban” Wasiirka Macdanta Somaliland

0

“Waagi Isticmaarki Waa La Yaqaana Intay Leekayd Majeerteeniya Ha Ku Eekaadaan Iqliimkoga Yar Ee Kooban” Wasiirka Macdanta Somaliland

Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Oo Ka Hadlay Sababta Madaxweyne Siilaanyo Xilka Uga Qaadi Waayey Shan Sano Iyo Cabashadda Sahaminta Shidaalka Ee Bariga

Hargeysa(Sayruuq)-Wasiirka Tamarta Somaliland oo barnamaajka Milicsiga siyasiga ee Universal xalay lagu waraystay ayaa kaga hadlay arrimo dhower ah oo waqtigan taagan kuwaas ay ka mid ahaayeen Puntland ,sababaha deeganada barrigu baryahan cabashooyinka isa soo taraya uga yimaadan ,geesta kalena waxaa wasiirku uu ka waramay siyaasadda somaliland asbaabaha uu Madaxweyne Siilaanyo xilka uga qaadi waayay ,ugu danbeyntiina wasiir xuseen waxaa uu ka hadlay aragtiidiisa ku aadan saaxiibadiisi kuraas wasaaraddaha xukuumadda ma kaliye iska wada casilay waxaad ka daawan kartaan waraysiga oo dhamaystiran halka hoose:

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.