Daawo Tartan Xifdiga Quraanka ah Oo Dhexmaray Ordogaan iyo Boqorka Sucuudiga

0

Tartanka xifgiga quraanka ayaa dhex maray raysal wasaaraha dalka turkiga Rajab Dayib Ordogaan Iyo Boqor Cabdalaha Sucuudiga kaaso lagu qaada dhigay bogoga arrimaha bulshada ee Facbooka iyo twitterka oo dood xoogan ku dhex martay cid kasto daawaday Vedio-gan oo uu ku reynaayo Ordogaan oo si qurux badan ugu luuqayna aaydaha quraanka kaariimka iyagoo ay la fadhiyaan qaar ka mid ah Xubnaha xukuumadiisa ah.
Halka uu boqor cabdalaha sucuudigu uu saxi kari waayayo aayad qudha oo akhriskeeda iyo xifdigeedaba ku marganayo , daawasho wacan.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.