Daawo: Taliska Booliska Oo Sheegay In Ay Xidh-xidheen Dhalinyaro Tiro Badan Oo Foodh Dheer Leh

0
Taliye Fadal muu ahayn Taliye Boolis oo qudha

Taliyaha guud ee ciidamada booliska sarreeye gaas Cabdillaahi Fadal Iimaan iyo taliye xigeenka booliska sareeyo guuto Cabdiraxmaan Liibaan Fooxle ayaa sheegay in hawlgal ciidanku bilaabay lagu xidhxidhay dhalinyaro tiro badan oo food dheer leh.

Dhalinyarada Hargeysa ayay boolisku suuqa kaga xiirayeen timaha maanta iyada arrintaasi bulshadu si weyn u hadal haysa.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.