Daawo Soo Dhaweyntii Madaxweyne Silaanyo Iyo Weedhihii Uu Kayidhi Xaalada Xisbiga Kulmiye Ee Xiligan +Dareenkii Xisbiyahanada Kulmiye +Dardartii Shacabka Ee Jidadka Hargeysa

0

Hargeysa(Sayruuq)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo Ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Gagada Diyaaradaha Ee Cigaal Hargeysa ,madaxweynaha ayaa salaan sharaf ka qaatay ciidamada Qalabka sidii ,isagoo intaas ka dib logu soo dhaweeyay qolka nasashada Halkaas oo hadlo kooban ka soo jeeday islamarkaan sheegay in doorashada iyo Shirka golaha dhexe ee KULMIYE lagu hagi doona cadaalad iyo siniin ka dhaxeysa musharixiinta .

Halkan hoose ka daawo:-

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.