Daawo: Sidee Guduudo Carwo Iyo Gurroon Jire Fanka Soomaalida U Bilaabeen? Barnaamij Xiiso Badan

0

Abwaan Yuusuf shaacir ayaa ka sheekeeyay dhacdooyin xiiso leh oo ku saabsan sidii Alle ha u naxariistee Guduudo Carwo iyo Gurroon Jire ku bilaabeen Fanka Soomaalida ee casriga ah. waxa waraysiga qaaday Sahra Ciidle Barmaamijkeeda Cawayska washington.

 

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.