Daawo sawir Tilmaamaya Dulmiga Wasiir Maxamuud Xaashi.

0

Hargeysa(Sayruuq) Carabta markaay Jahliga ahaayen odhan jirtay hadaanad wax dulmiyin adaa lagu dulmiyi.
Kursiga uu kaligi ku fadhiistay wasiir maxamuud xaashi,halka aay ku wadda fadhisten labadda wasiir hal kursi waa dulmi uu u geeystay maxamuud xaashi waxaayna u haaystaan inuu yahay madax-weynihi dalka.
Ilaahay awoodiina ilaahay ha idin tuso.
Qudhaanjooy ku quuso!
Bal ufiirso sawirkan; waxa si cad looga dheehan karaa Cadaalad-darro + Nidaam xumo.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.