Daawo: Safiirka Ingiriiska Ee Somaliland iyo Somalia Oo Ka Qayb Galay Riwaayadda Shakespeare Oo Hargeysa Lagu Qabanayo

0

Hargeysa(Sayruuq)-Jamhuuriyadda Somaliland ayaa noqotay dalkii 70-aad ee lagu soo bandhigayo riwaayadihii William Shakespeare oo ahaa gabyaagii U dhashay dalka Britain, iyadoo munaasabadda uu ka qayb gelayo safiirka Britain u fadhiya Somaliland iyo Somaliya.

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.