Daawo: Nuxurka Waraysi Dhinacyo Badan Oo Wasiirka Macdanta Lala Yeeshay

0

Daawo: Nuxurka Waraysi Dhinacyo Badan Oo Wasiirka Macdanta Lala Yeeshay

Hargeysa(Sayruuq)- Wasiirka Tamarta iyo Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland Md.Jaamac Haji Maxamuud Cigaal ayaa waraysi uu siiyey Telefeeshinka Bulsho kaga waramay xaaladda shiidaal baadhista goboladda somaliland iyo mudnaanta wasaaradiisa ay leedahay in la horomariyo macdanta.

Wasiir Jaamac oo Suaalo laga waydiiyay sababta wasaaradda Tamar iyo Macdan ku hawul leh loogu dhiibay isagoo arrimaha ciidanka ku xeeldheer ayaa kaga jaawabay.

Hoos ka Daawo Warysigan

Comments

comments

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.